laba aabo wada dhalay
iyo ubad walaalo ah
arinkii imaadana
isal kaashanaayoo
isa siiya gacan tee
indhahaygu nuurkay
ku ildoog sadeenoo
adna hasku kay ladin
uur hooyahaygoow
waayaha aduunkaa
ina kala fogeeyee
ana kali ahaantay
u adkaysan maayee
umal baan la tiicaa
isma dhaano madigee
naftu waa amaanee
aaskayga geerida
aday bud dhigaayo
igu gacan danbeeye
dhaxalkayga aadmiga
kii uugu dhawaayoow

Exit mobile version