VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uur Hooyahagoow - Lyrics

laba aabo wada dhalay iyo ubad walaalo ah arinkii imaadana isal kaashanaayoo isa siiya gacan tee indhahaygu nuurkay ku ildoog sadeenoo adna hasku kay ladin uur hooyahaygoow waayaha aduunkaa ina kala fogeeyee ana kali ahaantay u adkaysan maayee umal baan la tiicaa isma dhaano madigee naftu waa amaanee aaskayga geerida aday bud dhigaayo igu gacan danbeeye dhaxalkayga aadmiga kii uugu dhawaayoow
Queue is empty
-- / --