waxaad ruuxaad ku dhaarta
abidkaa la dhawrtaa
siduu kuugu dhaataa
adna loogu dhaartaa

xadbaa loo dhugtaayo
lagu dhaga nuglaada
dhibta loogu diidaa
dhaawac laga ilaasha
dhankuu kaa xigaaba
dhaxan lagu tilmaama

jacaylki jacaylkii dhabooba
dheel laga ilaasha
si u dheef u yeesha
xurmo loogu dheeha

hayda loogu soora
daacad loo dhansiyaa
dhaliil looga awdaa
ee loologu dayraa
halkuu ka xigabaa
dhaxan lagu tilmama

Exit mobile version