VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl dhaba - Lyrics

waxaad ruuxaad ku dhaarta abidkaa la dhawrtaa siduu kuugu dhaataa adna loogu dhaartaa xadbaa loo dhugtaayo lagu dhaga nuglaada dhibta loogu diidaa dhaawac laga ilaasha dhankuu kaa xigaaba dhaxan lagu tilmaama jacaylki jacaylkii dhabooba dheel laga ilaasha si u dheef u yeesha xurmo loogu dheeha hayda loogu soora daacad loo dhansiyaa dhaliil looga awdaa ee loologu dayraa halkuu ka xigabaa dhaxan lagu tilmama
Queue is empty
-- / --