Hooyoy hooyoy hooyoy
Hooyo macaan hooyoy
Aduunyadan ilaahey
Balaariyay uunkaa Kuwada nool
Ilmahaagi weeyaan

Uurka iyo araxdiyo
Oogadaad Isaartoo
Adimadaa ku daalee
Hooyoy hooyoy
Allaha kuu abaal gudo

Hooyooy hooyooy hooyoy
Hooya macaan hooyoy
Aduunyadan ilaaheey
Balaariyay uunkaa Kuwada nool
Ilmahaagi weeyaan

Ixtiraam Rugtiisaay
Hadii eed lagaa galo
Axmidaan laheynee
Hooyooy hooyooy
Allaha kuu Abaal gudo

Hooyoy hooyoy hooyoy
Hooyo macaan hooyoy
Aduunyadan ilaahey
Balaariyay uunkaa kuwada nool
Ilamahaagi weeyaan

Ma aqaan amaan aan
Hooyo kugu tilmaamee
Iftiin leysku raacee
Hooyooy hooyooy
Allaha kuu Abaal gudo.

Exit mobile version