VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

Hooyoy hooyoy hooyoy Hooyo macaan hooyoy Aduunyadan ilaahey Balaariyay uunkaa Kuwada nool Ilmahaagi weeyaan Uurka iyo araxdiyo Oogadaad Isaartoo Adimadaa ku daalee Hooyoy hooyoy Allaha kuu abaal gudo Hooyooy hooyooy hooyoy Hooya macaan hooyoy Aduunyadan ilaaheey Balaariyay uunkaa Kuwada nool Ilmahaagi weeyaan Ixtiraam Rugtiisaay Hadii eed lagaa galo Axmidaan laheynee Hooyooy hooyooy Allaha kuu Abaal gudo Hooyoy hooyoy hooyoy Hooyo macaan hooyoy Aduunyadan ilaahey Balaariyay uunkaa kuwada nool Ilamahaagi weeyaan Ma aqaan amaan aan Hooyo kugu tilmaamee Iftiin leysku raacee Hooyooy hooyooy Allaha kuu Abaal gudo.
Queue is empty
-- / --