soomaali we love you
damiirkoo dhiintaan
wali dulkaagnahoo
deeq eebe mooyee
duul kale masugo
diidey diidey anigu
diidey diidey dulmiga
diidey diidey diidey
waar dalkaan yaa iska leh
dadkaan yaa uma maqan
calankaan yaa iska leh
aar duligan yaa ibaday
nin dalkiisiii dayacay
tukale oon loo diran
oo dunida weyn ka hadhey
dadkiina ka hadhey
waar dalkaan yaa iska leh
dadkaan yaa uma maqan
calankaan yaa iska leh
aar duligan yaa ibaday
oo dunida weyn ka hadhey
dadkiina ka hadhay
dayacana na baday
danbiga yaan ka galnay

dalkeena in la gato
hooyooy dooni mayno
maatida in ladooxo
hooyooy dooni mayno
ubadka in la didsho
hooyooy dooni mayno
doomuhu la dagaan
hooyooy doni mayno
badaha lagu daadsho
hooyooy dooni mayno
in danayste na amro
hooyooy dooni mayno
sokeeye la isu diro
hooyooy dooni mayno
dhigoo daatanaaa
hooyooy dooni mayno
dayaca yaa nabaday
dabkana nagu shiday
dambiga yaan ka galnay
calankayga yaa udiidey
udiidey inuuu duulo
oo dadkayga yaa dabroo
dunida ka reebay
waar dalkaan yaa iska leh
dadkaan yaa uma maqan
calankaan yaa iska leh
aar duligan yaa ibaday
nin dantiisii dayacay
tukale oo diiran
oo dunida weyn ka hadhey
dadkiina ka hadhey
waar dalkaan yaa iska leh
dadkaan yaa uma maqan
calankaan yaa iska leh
aar duligan yaa ibaday
oo dunida weyn ka hadhey
dadkiina ka hadhey
dambiga yaan ka galnay

dalkoo nabad baan
hooyooy doonayaa
shacabkoo isku duuban
hooyooy doonayaaa
wadani dano laaan
hooyooy doonayaa
madax daacad baan
hooyooy doonayaa
duruus loo dareeraa
hooyoooy doonayaa
dalagoo la beeraan
hooyooy doonayaa
daaraha oo ladhisaan
hooyooy doonayaa
dalxiis loo tagaan
hooyooy doonayaa
waar dalkaan yaa iska leh
dadkaan yaa uma maqan
calankaan yaa iska leh
aar duligan yaa ibaday
nin dantiisii dayacay
tukale oon loo diray
oo dunida weyn ka hadhey
dadkiisii ka hadhey

Exit mobile version