VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkaan - Lyrics

soomaali we love you damiirkoo dhiintaan wali dulkaagnahoo deeq eebe mooyee duul kale masugo diidey diidey anigu diidey diidey dulmiga diidey diidey diidey waar dalkaan yaa iska leh dadkaan yaa uma maqan calankaan yaa iska leh aar duligan yaa ibaday nin dalkiisiii dayacay tukale oon loo diran oo dunida weyn ka hadhey dadkiina ka hadhey waar dalkaan yaa iska leh dadkaan yaa uma maqan calankaan yaa iska leh aar duligan yaa ibaday oo dunida weyn ka hadhey dadkiina ka hadhay dayacana na baday danbiga yaan ka galnay dalkeena in la gato hooyooy dooni mayno maatida in ladooxo hooyooy dooni mayno ubadka in la didsho hooyooy dooni mayno doomuhu la dagaan hooyooy doni mayno badaha lagu daadsho hooyooy dooni mayno in danayste na amro hooyooy dooni mayno sokeeye la isu diro hooyooy dooni mayno dhigoo daatanaaa hooyooy dooni mayno dayaca yaa nabaday dabkana nagu shiday dambiga yaan ka galnay calankayga yaa udiidey udiidey inuuu duulo oo dadkayga yaa dabroo dunida ka reebay waar dalkaan yaa iska leh dadkaan yaa uma maqan calankaan yaa iska leh aar duligan yaa ibaday nin dantiisii dayacay tukale oo diiran oo dunida weyn ka hadhey dadkiina ka hadhey waar dalkaan yaa iska leh dadkaan yaa uma maqan calankaan yaa iska leh aar duligan yaa ibaday oo dunida weyn ka hadhey dadkiina ka hadhey dambiga yaan ka galnay dalkoo nabad baan hooyooy doonayaa shacabkoo isku duuban hooyooy doonayaaa wadani dano laaan hooyooy doonayaa madax daacad baan hooyooy doonayaa duruus loo dareeraa hooyoooy doonayaa dalagoo la beeraan hooyooy doonayaa daaraha oo ladhisaan hooyooy doonayaa dalxiis loo tagaan hooyooy doonayaa waar dalkaan yaa iska leh dadkaan yaa uma maqan calankaan yaa iska leh aar duligan yaa ibaday nin dantiisii dayacay tukale oon loo diray oo dunida weyn ka hadhey dadkiisii ka hadhey
Queue is empty
-- / --