VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax - Lyrics

Cilad midaan laheynoo Camal sami u dhalataa Calafkeygi noqotoo Caadil iigu deeqee Cagta meeshey saartaba Cagaar baa kaso baxa Caraftiyo udgoonkana Cuudkii la ceyntaayee Cishadii timadiyo Cimrigey intaan jiro Ubax kuma cidleyoo Anaad ii cazuun tahay Cabirkaa dhaxdaadoo Cirifyada u weynen Cududaha dhameystira Caalamkaba kumaan arak Caawa dhalad waxa tahay Caro laga ilaalshoo Cari nabadi taaliyo Ku bar baartay Ceel dheer Cishadii timaadiyo Cimrigey intaan jiro Ubax kuma cidleeyoo Anaad ii cazuun tahay.
Queue is empty
-- / --