adoon ku xayraamin taydaa
adoon eed i xambaarin
adigu xaabadad shideyso
adoon xaaleyn danteyda
xidhiidhkeenii iloobey
ayaan kuu xulay wanaagoo
hadana kaa xaal dayaaye
sidii xananiyo xajiin
gogosha igu xuubsatey
markaan xaalba kaab awaayey
ayaan xadhigii jaree
xabiibi xayaati miyaan xumaadey
intaadan ku xiiqin tayda
intaad xumaheyga goobin
adigu ma is xaaji baadho
xogtaa miyaad ogaatey
intaad xagteyda goiobin
intaad xagal ku daalin
xisaab li i xilkaad usiib tey
adoon xaaleyn danteena
xilkii guriga ilowday
ayaan kuu xulay wanaagoo
waliba kaa xaal dayey

Exit mobile version