VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miyaan xumaaday - Lyrics

adoon ku xayraamin taydaa adoon eed i xambaarin adigu xaabadad shideyso adoon xaaleyn danteyda xidhiidhkeenii iloobey ayaan kuu xulay wanaagoo hadana kaa xaal dayaaye sidii xananiyo xajiin gogosha igu xuubsatey markaan xaalba kaab awaayey ayaan xadhigii jaree xabiibi xayaati miyaan xumaadey intaadan ku xiiqin tayda intaad xumaheyga goobin adigu ma is xaaji baadho xogtaa miyaad ogaatey intaad xagteyda goiobin intaad xagal ku daalin xisaab li i xilkaad usiib tey adoon xaaleyn danteena xilkii guriga ilowday ayaan kuu xulay wanaagoo waliba kaa xaal dayey
Queue is empty
-- / --