VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Xikmadda jacaylka mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Fuad Omar
Xikmadda jacaylka

Xurmiyo nolol baan hantoo
Xigtiyo wehel baan mutoo
Xariir Nasab baan cuktoo
Runtii ruuntii anigaa xasilay
Runtii inagaa xasilnay

Xanaaq caro iyo ismaag
Xashii waa naga mabnuuc
Anaka xignadaha jaceylka
Abwaanadu nagu xusaan
Anakey Abwanadu
Nagu xusaan

Xaalkii nolashaan hantoo
Xaqiiq waan kugu nastee
Xuskiyo sanad guuradeena
Xabiibi ku so dhawoow

Xaq dhowr badan baa jiro
Intaan xayi isu ehyn
Xasid nama kala dhax galin
Xogtuna xogtuna gulbey ehyd
Xogtuna guulbey ehyd

Xiisaha badan iyo ismaqal
Ayaan isku xeerinaa
Anaka xarumaha jaceylka
Qoraayadu qoraayadu nagu Xardhaan Anakey qoraaydu Nagu xardhaan

Xaalkii nolashaan hantoo
Xaqiiq waan kugu nastee
Xuskiyo sanad guuradena
Xabiibi ku so dhawoow.

Lyrics by Abdi deeq

codkii Fuad Omar