VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xikmadda jacaylka - Lyrics

Xurmiyo nolol baan hantoo Xigtiyo wehel baan mutoo Xariir Nasab baan cuktoo Runtii ruuntii anigaa xasilay Runtii inagaa xasilnay Xanaaq caro iyo ismaag Xashii waa naga mabnuuc Anaka xignadaha jaceylka Abwaanadu nagu xusaan Anakey Abwanadu Nagu xusaan Xaalkii nolashaan hantoo Xaqiiq waan kugu nastee Xuskiyo sanad guuradeena Xabiibi ku so dhawoow Xaq dhowr badan baa jiro Intaan xayi isu ehyn Xasid nama kala dhax galin Xogtuna xogtuna gulbey ehyd Xogtuna guulbey ehyd Xiisaha badan iyo ismaqal Ayaan isku xeerinaa Anaka xarumaha jaceylka Qoraayadu qoraayadu nagu Xardhaan Anakey qoraaydu Nagu xardhaan Xaalkii nolashaan hantoo Xaqiiq waan kugu nastee Xuskiyo sanad guuradena Xabiibi ku so dhawoow. Lyrics by Abdi deeq
Queue is empty
-- / --