ilwaad quruxsan oo aroorsan
uurkay gayga dagayoo ayaansan
oogadayda jacal ku idlaysan
afkan labadeena adkaysan

waxaan kusugaa odhaah san
kumaan arag indho basaasan saansan
jacalkan waa diga ilawsan
hadmaad qalbigaygan agjooga san

wasabkan gaarka ah adoon adeegsan
online inaad tahay fiirsan of lan ahay miyaan dhagaysan
sawkan lanbarkaagu waryaa lanbar kaagu ii save garaysan

indhaha macaan kun gu ildoogsan zamzamka igayara halawsan
liibaan baan ayfoonka kayaraamaansan fiidhway coolkuguyara iftiinsan

midhiiyo eray wada amaansan murtidan ku afbixin ilaysan
naftaa macaan awgaa asqaysan agtaada jeceloo irdhaysan

Exit mobile version