VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Whatsup - Lyrics

ilwaad quruxsan oo aroorsan uurkay gayga dagayoo ayaansan oogadayda jacal ku idlaysan afkan labadeena adkaysan waxaan kusugaa odhaah san kumaan arag indho basaasan saansan jacalkan waa diga ilawsan hadmaad qalbigaygan agjooga san wasabkan gaarka ah adoon adeegsan online inaad tahay fiirsan of lan ahay miyaan dhagaysan sawkan lanbarkaagu waryaa lanbar kaagu ii save garaysan indhaha macaan kun gu ildoogsan zamzamka igayara halawsan liibaan baan ayfoonka kayaraamaansan fiidhway coolkuguyara iftiinsan midhiiyo eray wada amaansan murtidan ku afbixin ilaysan naftaa macaan awgaa asqaysan agtaada jeceloo irdhaysan
Queue is empty
-- / --