hoeey afrikaay hurudooy
cadaw ku heeryee hurudooy
halyeeyadaadi hurudooy
haad baa cunayee hurudooy
haamaa la saara hurudooy
hayin sidisii hurudoooy
la hogaaminayaa
duli lama hilaabtee
aaway hanadadaadii
doqonbaa habawsane
waligeed halaysane
sida xoolihiiba
xero lagu hooyaa

hohey afrikaay hurudooy
cadaw ku heeryee hurudooy
halyeyadii hurudooy
haad baa cunaaye hurudooy
hamaa la saaraa hurudooy
hayin sidisiii l hogaaminayaa
duli lama hilaatee aaway hanadadii
doqonbaa habawsane
waligeed halaysane
sida xoolihiiba
xero lagu hooyaa

Exit mobile version