VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoheey afrikaay hururdooy - Lyrics

hoeey afrikaay hurudooy cadaw ku heeryee hurudooy halyeeyadaadi hurudooy haad baa cunayee hurudooy haamaa la saara hurudooy hayin sidisii hurudoooy la hogaaminayaa duli lama hilaabtee aaway hanadadaadii doqonbaa habawsane waligeed halaysane sida xoolihiiba xero lagu hooyaa hohey afrikaay hurudooy cadaw ku heeryee hurudooy halyeyadii hurudooy haad baa cunaaye hurudooy hamaa la saaraa hurudooy hayin sidisiii l hogaaminayaa duli lama hilaatee aaway hanadadii doqonbaa habawsane waligeed halaysane sida xoolihiiba xero lagu hooyaa
Queue is empty
-- / --