Wax waxfala iyo
Wadaad xume iyo
Hablo wadatooy
Wareer mooyiye
Adoon waligaa
Wanaag fal ahayn
Waad na waashoo
Na wareerisoo
Ana adigaan nayaa
Ku wanaajee
Waayo arag iyo
Nin wayna ahayn
Hadaad wareegtoo
Waryaa waali jeceshahay
Waano iyo talo
Wanaag iyo samo
Kaala waaladay
Anoo waayine
Ayaan wadanoo
Aan warmo cadayn wayrax iyo been haygu wiirayn
Waa su'aale?
Labadeena
Reerka yaa u waynoo
U'ah waayeel
Waa jawaabee
Labadeena
Anaa kaa waynoo
Kuu ah waayeel
Anaa waynoo
Walaayada sida
Wax ma garatide
Keen walaayada

Exit mobile version