VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Reerka - Lyrics

Wax waxfala iyo Wadaad xume iyo Hablo wadatooy Wareer mooyiye Adoon waligaa Wanaag fal ahayn Waad na waashoo Na wareerisoo Ana adigaan nayaa Ku wanaajee Waayo arag iyo Nin wayna ahayn Hadaad wareegtoo Waryaa waali jeceshahay Waano iyo talo Wanaag iyo samo Kaala waaladay Anoo waayine Ayaan wadanoo Aan warmo cadayn wayrax iyo been haygu wiirayn Waa su'aale? Labadeena Reerka yaa u waynoo U'ah waayeel Waa jawaabee Labadeena Anaa kaa waynoo Kuu ah waayeel Anaa waynoo Walaayada sida Wax ma garatide Keen walaayada
Queue is empty
-- / --