Aaaheeyaa aaaheeyaaa

Ganiyeey daraaddaa gu'baan cidla joogoo gantaalihii jacaylaa jacaylaan wadanahayga galayoo naftaan kuu go'aydoo go'aydoo miyaad u garaabayn
Ax aaaheeyaaa aaaaheeyaaa

Gacalaa haweenaa sidaan ii galaayoo oo yaa ii gargaaroo gacantayda saareee
Aaaheeyaaa aaaaaheeyaaaa

Gacalaa haweenaa sidaan ii galaayoo oo yaa ii gargaaroo gacantayda saareee
Aaaheeyaaa aaaaaheeyaaaa

Ayadoo gabanoo saarkeedu gaarin abaalkaan ugalayay miyay gudi karaydaa nabsi beey iga gadanoo muruguu igaliyaa
Aaaheeyaa aaaaaaaheeeyaa

Gacalaa haweenaa sidaan ii galaayoo oo yaa ii gargaaroo gacantayda saareee
Aaaheeyaaa aaaaaheeyaaaa

Gacalaa haweenaa sidaan ii galaayoo oo yaa ii gargaaroo gacantayda saareee
Aaaheeyaaa aaaaaheeyaaaa

Aaaheeyaa aaaaaaheeyaaaa

Adigaa galayroo haadda ugaraadloo samadaa galaaayoo sidii gamuunkii sawirkayga gaarsii oo gabadhaan gacloodee
Aaaheeyaa aaaaheeyaaa

Waa laba is afgaratoo gacal ruux walaalaa aaasana uguurguurahaayaa gurigay kunooshahee
Aaheeyaa aaaheeyaaa 2xx

Aaheeya aaaheeyaa

Galayrkii wuxuu yiri gabadhaaad gaclootee ubax kuu guraydaan sawirkaaga geeyee ilmaba isla gaartoo jacaylkaaga weeyaan
Aaheeyaa aaaheeyaaa

Waa laba is afgaratoo gacal ruux walaalaa aaasana uguurguurahaayaa gurigay kunooshahee
Aaheeyaa aaaheeyaaa 2xx

Exit mobile version