VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aaheeya cover - Lyrics

Aaaheeyaa aaaheeyaaa Ganiyeey daraaddaa gu'baan cidla joogoo gantaalihii jacaylaa jacaylaan wadanahayga galayoo naftaan kuu go'aydoo go'aydoo miyaad u garaabayn Ax aaaheeyaaa aaaaheeyaaa Gacalaa haweenaa sidaan ii galaayoo oo yaa ii gargaaroo gacantayda saareee Aaaheeyaaa aaaaaheeyaaaa Gacalaa haweenaa sidaan ii galaayoo oo yaa ii gargaaroo gacantayda saareee Aaaheeyaaa aaaaaheeyaaaa Ayadoo gabanoo saarkeedu gaarin abaalkaan ugalayay miyay gudi karaydaa nabsi beey iga gadanoo muruguu igaliyaa Aaaheeyaa aaaaaaaheeeyaa Gacalaa haweenaa sidaan ii galaayoo oo yaa ii gargaaroo gacantayda saareee Aaaheeyaaa aaaaaheeyaaaa Gacalaa haweenaa sidaan ii galaayoo oo yaa ii gargaaroo gacantayda saareee Aaaheeyaaa aaaaaheeyaaaa Aaaheeyaa aaaaaaheeyaaaa Adigaa galayroo haadda ugaraadloo samadaa galaaayoo sidii gamuunkii sawirkayga gaarsii oo gabadhaan gacloodee Aaaheeyaa aaaaheeyaaa Waa laba is afgaratoo gacal ruux walaalaa aaasana uguurguurahaayaa gurigay kunooshahee Aaheeyaa aaaheeyaaa 2xx Aaheeya aaaheeyaa Galayrkii wuxuu yiri gabadhaaad gaclootee ubax kuu guraydaan sawirkaaga geeyee ilmaba isla gaartoo jacaylkaaga weeyaan Aaheeyaa aaaheeyaaa Waa laba is afgaratoo gacal ruux walaalaa aaasana uguurguurahaayaa gurigay kunooshahee Aaheeyaa aaaheeyaaa 2xx
Queue is empty
-- / --