dhaayaha indhaha
dheehaaga iyo
dhabanada wajiga
markaan dheehdee
kugu dhaygagaa
dareen igu dhashaa

aayahay dhabaay
udugiii dhirtaay
ubixii dhashaay
igu dheeridaa

dhiiri galinta badan
dhaqankaaga iyo
dhawrsoonida
RABBI kuu dhashoo
dhamidood haween
lagu dhaafiyee

oorideey dhabaay
ubixii dhashaay
igu dheeridaa

Exit mobile version