VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu dheerida - Lyrics

dhaayaha indhaha dheehaaga iyo dhabanada wajiga markaan dheehdee kugu dhaygagaa dareen igu dhashaa aayahay dhabaay udugiii dhirtaay ubixii dhashaay igu dheeridaa dhiiri galinta badan dhaqankaaga iyo dhawrsoonida RABBI kuu dhashoo dhamidood haween lagu dhaafiyee oorideey dhabaay ubixii dhashaay igu dheeridaa
Queue is empty
-- / --