gartoo jacaylka anaa ku galiyee
hadaan kaa gaabiyay
miyaan ku gaasiray
cishqigad ku gabnowday
gortu aburmaayay
nabsina ma galaafto
qof aan danbiba gaysan
galabti aynu kulanay
googaala cugashadeeni
soow ma garanaysid
jawigi ka gadooday
jacaylkii kugu gaaxday
aniga ima gaadhin

Exit mobile version