VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garto jacaylkaa - Lyrics

gartoo jacaylka anaa ku galiyee hadaan kaa gaabiyay miyaan ku gaasiray cishqigad ku gabnowday gortu aburmaayay nabsina ma galaafto qof aan danbiba gaysan galabti aynu kulanay googaala cugashadeeni soow ma garanaysid jawigi ka gadooday jacaylkii kugu gaaxday aniga ima gaadhin
Queue is empty
-- / --