qalanjadii hablaha iyo
waxaad tahay qorax soo baxaysee

xaqiiqdii mid kula mida
wali dhaayo may qaban

qalbigu inuu ku tabayoo
qiimo wayn la leedahay
qamareey ogsoonoow

wax kastaba qoraaliyo
inuunbay ku qancaan aduunkee

qacdii horeba aragtida
qalbigaad abaartee

qadari qamareey qadari
qabku waa qasaaree
qorshahaagu yuu noqon

Exit mobile version