VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalanjadii hablaha - Lyrics

qalanjadii hablaha iyo waxaad tahay qorax soo baxaysee xaqiiqdii mid kula mida wali dhaayo may qaban qalbigu inuu ku tabayoo qiimo wayn la leedahay qamareey ogsoonoow wax kastaba qoraaliyo inuunbay ku qancaan aduunkee qacdii horeba aragtida qalbigaad abaartee qadari qamareey qadari qabku waa qasaaree qorshahaagu yuu noqon
Queue is empty
-- / --