Haddii meel barwaaqaa
Oo ay mira kamuuqdaan

Maanku kaaga maqanyahay
Aneey midigtu gaareeyn

Mahadhee mirtiisaa
Miyir li i ku keentee
Miidaamo dhaga maleh
Hadduu malag dhawaaqee
Magansaday wadkeygee

Haddii mayayga roobiyo
Mahiigaan hillaacoo

Maragga iyoo jiicuna
Ay malab da aayaan
Markaad masaariyo
Mankag kuu harraadee
Miidaamo dhago maleh
Hadduu malag dhawaaqee
Magansaday wadkeygee

Maqnaatoo imudatoo
Anaa muusannaabee

Waa muuriyo waabay
Mara boog sideediyee

Nafta murugadeedaa
La meeraysanaayaa

Miidaami dhago maleh
Hadduu malag dhawaaqee
Magansaday wadkeeygee.

Exit mobile version