VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miidaame dhego ma leh - Lyrics

Haddii meel barwaaqaa Oo ay mira kamuuqdaan Maanku kaaga maqanyahay Aneey midigtu gaareeyn Mahadhee mirtiisaa Miyir li i ku keentee Miidaamo dhaga maleh Hadduu malag dhawaaqee Magansaday wadkeygee Haddii mayayga roobiyo Mahiigaan hillaacoo Maragga iyoo jiicuna Ay malab da aayaan Markaad masaariyo Mankag kuu harraadee Miidaamo dhago maleh Hadduu malag dhawaaqee Magansaday wadkeygee Maqnaatoo imudatoo Anaa muusannaabee Waa muuriyo waabay Mara boog sideediyee Nafta murugadeedaa La meeraysanaayaa Miidaami dhago maleh Hadduu malag dhawaaqee Magansaday wadkeeygee.
Queue is empty
-- / --