Muxuu deercad geel
Halaaboo dib jiray uu
Cunay dugaagoo ninkii
Lahaa daydaya x2

Maxay dantu ciishay
Wiiloo dulqaad iyo
Deeq lahaayoo dad
Kuna doqon modayan
X2

Wakhtigu ways daba
Socdaa adigo daganaa
Abaar X2

Marbu dirir kuu da'-
Aayoo daruuruhu kuu
Curtanoo xareed ku
Dabaalataa x2

Intay deeqd eebe
Maqan tahay X2

Ha diidin hana iga
Dagaalin dubkaa iigu
Yaalee ax wadnahan
Dam qashada kadaa
X2

Maxaa laba ruux is
Doortoo dabuub
Dusha looga qariyo
Kuwii xigay loogu
Dow galay x2

Maxaa duni lagu lugo
Ayoo inaba nabad lagu
Dagaynoo sidaad doon-
Ayso noqonayn x2

Adigoo daar adag
Dhisay baa ilaahay
Kaa dunshaa X2
Danayso adoo lahaa
Marbaad dacar qoosh-
Ataayoo dhunkaal ku
Duur duurataa X2

Intay doqoniimadaa
Tahay ha diidin waal-
Oo dulqaataa x2

Nacasbaa dabraayee
Miyaan dakharkaba
Ogahay x2

habeenkii oo dam
Yidhiyoo gud curka
Daahiisa rogayoo
Dabayluhu foodh
Yayaan x2

Halkii adi kuu darayd
Ilaah waa kaa duwaa-
Yoo dibaad uga joog-
Sataa x2

Adigoo doori jaada
Iyo dareemada jiidhi
Lahaa marbuu dayax
Soo baxaayoo abesada
Duuban iyo daluunta
Ka weecataa x2

Intay deeqdii eebe
Maqan tahay X2

Ha diidin hana iga
Dagaalin dubkaa
Iigu yaalee ax ax
Wadnahan dam
Qashada kadaa
X2

Waxaad doonayso
Oo daraadii u liidatoo
Adiga kuu daraa baa
X2

Dibjiray ruuxiisa iyo
Dubkiisa ladooriyayoo
Dadkuna kugu caaya
Yaan x2

Wixii dowgaaga ah
Hamiga kuu diidayaa
X2

Danyare waalaga dha-
Qaaqoo duunyaa la is
Ku raacaayayoo dariiq-
Aa la oodayaa x2

Intay doqonimadaa
Tahay intuu doogii
Abaar yahay x2

Hadiidin waa loo dul-
Qaataa x2

Nacas baa damqaay-
Ee ax miyaan dakhar
Kaba ogahay x2

Exit mobile version