VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqda eebe - Lyrics

Muxuu deercad geel Halaaboo dib jiray uu Cunay dugaagoo ninkii Lahaa daydaya x2 Maxay dantu ciishay Wiiloo dulqaad iyo Deeq lahaayoo dad Kuna doqon modayan X2 Wakhtigu ways daba Socdaa adigo daganaa Abaar X2 Marbu dirir kuu da'- Aayoo daruuruhu kuu Curtanoo xareed ku Dabaalataa x2 Intay deeqd eebe Maqan tahay X2 Ha diidin hana iga Dagaalin dubkaa iigu Yaalee ax wadnahan Dam qashada kadaa X2 Maxaa laba ruux is Doortoo dabuub Dusha looga qariyo Kuwii xigay loogu Dow galay x2 Maxaa duni lagu lugo Ayoo inaba nabad lagu Dagaynoo sidaad doon- Ayso noqonayn x2 Adigoo daar adag Dhisay baa ilaahay Kaa dunshaa X2 Danayso adoo lahaa Marbaad dacar qoosh- Ataayoo dhunkaal ku Duur duurataa X2 Intay doqoniimadaa Tahay ha diidin waal- Oo dulqaataa x2 Nacasbaa dabraayee Miyaan dakharkaba Ogahay x2 habeenkii oo dam Yidhiyoo gud curka Daahiisa rogayoo Dabayluhu foodh Yayaan x2 Halkii adi kuu darayd Ilaah waa kaa duwaa- Yoo dibaad uga joog- Sataa x2 Adigoo doori jaada Iyo dareemada jiidhi Lahaa marbuu dayax Soo baxaayoo abesada Duuban iyo daluunta Ka weecataa x2 Intay deeqdii eebe Maqan tahay X2 Ha diidin hana iga Dagaalin dubkaa Iigu yaalee ax ax Wadnahan dam Qashada kadaa X2 Waxaad doonayso Oo daraadii u liidatoo Adiga kuu daraa baa X2 Dibjiray ruuxiisa iyo Dubkiisa ladooriyayoo Dadkuna kugu caaya Yaan x2 Wixii dowgaaga ah Hamiga kuu diidayaa X2 Danyare waalaga dha- Qaaqoo duunyaa la is Ku raacaayayoo dariiq- Aa la oodayaa x2 Intay doqonimadaa Tahay intuu doogii Abaar yahay x2 Hadiidin waa loo dul- Qaataa x2 Nacas baa damqaay- Ee ax miyaan dakhar Kaba ogahay x2
Queue is empty
-- / --