Jaceylka xaqiisa xormiyo
Xormiyo wehelkiisa qofkii
Xajiyo ha xooro haduusan dhibkiisu xabaalin

Haduuba xaqiiqda mudnan la
Xuseynin xarfaha magaciisa Xogteeda ogaado

Dhaqsuu xafafaayo
Xajiin Ku kacdaa dhaqsuu ka Xirtaa xiskiyo qalbigiisa

Cishqiga xeerkiisa halbeeg
Halbeeg xalintiisa hadaad
Xifdin weyday hankaagu
Xareeda hawada xarfaneysa

Haduu xayiraayo xijaabka
Dhaxdeena anaa xirayee
Adigu xaal qaado

Dhaqsuu xafafaayoo
Xajiin ku kacdaa dhaqsuu ka Xirtaa xiskiyo qalbigiisa.

Lyrics by: Abdi deeq

Exit mobile version