VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka xaqiisa - Lyrics

Jaceylka xaqiisa xormiyo Xormiyo wehelkiisa qofkii Xajiyo ha xooro haduusan dhibkiisu xabaalin Haduuba xaqiiqda mudnan la Xuseynin xarfaha magaciisa Xogteeda ogaado Dhaqsuu xafafaayo Xajiin Ku kacdaa dhaqsuu ka Xirtaa xiskiyo qalbigiisa Cishqiga xeerkiisa halbeeg Halbeeg xalintiisa hadaad Xifdin weyday hankaagu Xareeda hawada xarfaneysa Haduu xayiraayo xijaabka Dhaxdeena anaa xirayee Adigu xaal qaado Dhaqsuu xafafaayoo Xajiin ku kacdaa dhaqsuu ka Xirtaa xiskiyo qalbigiisa. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --