Ayaantaan isbaranaa inan yhy
Ideeqdee jaceyl igu abuurtee

Ixtiraamka sharaftiyo
Anshaxiyo xishoodkaa
Sida eebe kugu simay haa
Kaaga soocday aadmigaa

Aqal lagu nagaagiyo ubad qeer leh oo wacan
Waalidkod anfaca ba ilaahey
Ka barye hani ila dheh aamin
Baby ila dheh aamiin

Qurux aadmi yeeshiyo
Laafyahaagu inan yahy
Dhaayaha uroonaa

Qalbigi ku abaaroo ifka intaan
Ku noolahay eegi maayo
Ruux kale haa haa
Adiguna ogsoonow

Aqal lagu nagaagiyo ubad
Qeer leh oo wacan waalidkod
Anfaca ba ilaahey ka baryee
Hani ila dheh aamiin
Baby ila dheh aamiin.

Lyrics by: Abdi deeq

Exit mobile version