VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adiguna ogsoonow - Lyrics

Ayaantaan isbaranaa inan yhy Ideeqdee jaceyl igu abuurtee Ixtiraamka sharaftiyo Anshaxiyo xishoodkaa Sida eebe kugu simay haa Kaaga soocday aadmigaa Aqal lagu nagaagiyo ubad qeer leh oo wacan Waalidkod anfaca ba ilaahey Ka barye hani ila dheh aamin Baby ila dheh aamiin Qurux aadmi yeeshiyo Laafyahaagu inan yahy Dhaayaha uroonaa Qalbigi ku abaaroo ifka intaan Ku noolahay eegi maayo Ruux kale haa haa Adiguna ogsoonow Aqal lagu nagaagiyo ubad Qeer leh oo wacan waalidkod Anfaca ba ilaahey ka baryee Hani ila dheh aamiin Baby ila dheh aamiin. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --