cirkoo gaaxday roobkiyo
saymihii ku rarnaa
rabi nooga shubayoo
rabtii ay warshiikh ahayd
ku shareeray reedaha
oo wali rogaal celin
kolba si u ruqaansiga
raynkiyo gufaacada
ka ridaaya dhinacyada
sida loogu reeyaan
haboon kuu riyaaqayo
naftaad raali galisee
intaan duljoogo raas
aduun haboon marabo ruux kale
haween ku rooneey
soo rogaal adaa
rasmi rux ahee

Exit mobile version