VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haboon - Lyrics

cirkoo gaaxday roobkiyo saymihii ku rarnaa rabi nooga shubayoo rabtii ay warshiikh ahayd ku shareeray reedaha oo wali rogaal celin kolba si u ruqaansiga raynkiyo gufaacada ka ridaaya dhinacyada sida loogu reeyaan haboon kuu riyaaqayo naftaad raali galisee intaan duljoogo raas aduun haboon marabo ruux kale haween ku rooneey soo rogaal adaa rasmi rux ahee
Queue is empty
-- / --