xurmadiyo wanaagiyo
xishoodkiyo dadnimada
xaawalay dhamaantod
xidig yahay ku dhaaftee
xulaashadii gayaankaay
xubigu algacalkaay
muxibada aan kuu qabo
ma xisaabin karo
qalbigeyga ku nooshahay
xal iyogobaad tahay
nasabiyo gobaad tahay
gaari lagu xisaabtamo
xilo laga bogtaa tahee
xidigtihanaankiyo
xilkasnimo habalhaba
xarago hubqaadkiyo
midaan kagaxushaa tahee
eegmadaada quruxda
markiii aan xusuustaba
xawligaa jidhaka iyo
lagu kordhaa
xamdaay waan ku jecel
xaliyo gobaad tahay
nasayo gobaad tahay
gaari lagu xisaabtamo
xilo laga dhigtaaa tahe

Exit mobile version