VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta xiisaha aan kuu qabo - Lyrics

xurmadiyo wanaagiyo xishoodkiyo dadnimada xaawalay dhamaantod xidig yahay ku dhaaftee xulaashadii gayaankaay xubigu algacalkaay muxibada aan kuu qabo ma xisaabin karo qalbigeyga ku nooshahay xal iyogobaad tahay nasabiyo gobaad tahay gaari lagu xisaabtamo xilo laga bogtaa tahee xidigtihanaankiyo xilkasnimo habalhaba xarago hubqaadkiyo midaan kagaxushaa tahee eegmadaada quruxda markiii aan xusuustaba xawligaa jidhaka iyo lagu kordhaa xamdaay waan ku jecel xaliyo gobaad tahay nasayo gobaad tahay gaari lagu xisaabtamo xilo laga dhigtaaa tahe
Queue is empty
-- / --