laanyahay luxmayse
leeg leeganaysaay
anigoo lur qabinbaa
laabtayda qaadee
laydhaadiibaa ladan
hawadaa ilalisee
labadeenu guul iyo
libin aynu gaadhnee
ha igu dhanin la la la
ha iga leexan hoy hoy
ha igu laadin caashaqa
ha igu odhanin love love
ha igu leexan hoy hoy
ha igu soo lug go in anigee
wada laacdamaayo
wada loolin karaye
ana laaska caashaqa
ma ladaabanaayee
war libaane has lurin
soolco maayee
laban laab jaceylaa
laabtayda jiifoo
lig ligoo naftaydii
i liijinaayee
leekaba falaadha
liihaanka qabate
aniguna laan taa
ladi maayo jiifkee
lix iyo toban anoo jiray
dhabankeey labeen iyo
luuq ifaaya uu yahay
libin waayi maayee
libin daaqi maayoo
laaci iima dhigayside

Exit mobile version