VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Love - Lyrics

laanyahay luxmayse leeg leeganaysaay anigoo lur qabinbaa laabtayda qaadee laydhaadiibaa ladan hawadaa ilalisee labadeenu guul iyo libin aynu gaadhnee ha igu dhanin la la la ha iga leexan hoy hoy ha igu laadin caashaqa ha igu odhanin love love ha igu leexan hoy hoy ha igu soo lug go in anigee wada laacdamaayo wada loolin karaye ana laaska caashaqa ma ladaabanaayee war libaane has lurin soolco maayee laban laab jaceylaa laabtayda jiifoo lig ligoo naftaydii i liijinaayee leekaba falaadha liihaanka qabate aniguna laan taa ladi maayo jiifkee lix iyo toban anoo jiray dhabankeey labeen iyo luuq ifaaya uu yahay libin waayi maayee libin daaqi maayoo laaci iima dhigayside
Queue is empty
-- / --