sidii dayax toban shan lagu darayoo daaray nuuro
jawigu dagan yahay amaba ku da oo naq iyo doog baxay
ama ba daalo dayrtii ubax simay
yurub dunsaneey dabeecadsaneey dadnimo wacaneey
dulqaad badaneey dawada qalbigiyo digtorki naftaay
maanka deeqaay dareen kaabaay
ii diran yurubeey i daryeelaay ubadkayga diif iyo dayac
ka jiraay guriga dayraay il xun kaa dadan in daran kaa ood
in dhiblena kaa daah aakhiro daa in jano kugu deeq
sidii cir daruur tog dheer dul furoo dadkuna qul quloo
doox yadu fataheen ama dagaaroo ka ifay doc galbeed
ama ba dayaxoo midhiii daateen
yurub daal tiraay nasiya dajiyaay dugsiya kaabay idaneeyay
xurma dabacsaneey diin xafidaay dabiibka cishqigiyo
kal ii dihineey

Exit mobile version