VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yurub - Lyrics

sidii dayax toban shan lagu darayoo daaray nuuro jawigu dagan yahay amaba ku da oo naq iyo doog baxay ama ba daalo dayrtii ubax simay yurub dunsaneey dabeecadsaneey dadnimo wacaneey dulqaad badaneey dawada qalbigiyo digtorki naftaay maanka deeqaay dareen kaabaay ii diran yurubeey i daryeelaay ubadkayga diif iyo dayac ka jiraay guriga dayraay il xun kaa dadan in daran kaa ood in dhiblena kaa daah aakhiro daa in jano kugu deeq sidii cir daruur tog dheer dul furoo dadkuna qul quloo doox yadu fataheen ama dagaaroo ka ifay doc galbeed ama ba dayaxoo midhiii daateen yurub daal tiraay nasiya dajiyaay dugsiya kaabay idaneeyay xurma dabacsaneey diin xafidaay dabiibka cishqigiyo kal ii dihineey
Queue is empty
-- / --