VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qor qornaa - Lyrics

qor qornaa ilwaad qoor taaganaa dhexdu qabasho iyo qoton toosanaa qumanidu dhaqaaq qoob dhigis samaa way iqaadatee qoftu dhaladsanaa indhihii qabtaa la qushuucsanaa kasha qaayibtaa qiiray sanaaa qaadir baa simee yartu qani sanaa ala qurux saanaa oo qaab samaa yarta qalanjadii qiimay sanaaa alla qaayo iyo qalbi xaadhanaa oo qawsaniyo qosol fiicanaa
Queue is empty
-- / --