VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo bandhigay - Lyrics

samantu dadbay dhibtaa xumaha qaarbaa siyaarta badhbaa jira soocano malaha saarbay qabaan dulmiga saaxib la ahoo waxay ka sasaan wanaaga sax iyo qaladkaa umida samanka duulkaan arkee dhigay saar iima tilmaamo garaad igu fila anaa leh dantyada uma seego maalin soo bandhigay jaceylkeena sara xididka dhiigayga ku qoray sadaro magacaaga ha arkaan soomaaliii si bay wax uxaasidaane subxaanalah maad tidhahdiin sagaal wajilaa jiroo sir iyo caad midhanee dadbaa jira kula socdoo hadan adi kaala socdee waxay sarifaan xantee si weyn uga foojignow cakuye sancadaalihiyo sanadku uusoo batee afkay ku sitaan suntee kalsooni hasiinin buuxda intaa siriq bay dhigaanee sara xididka dhiigayga ku qoray sadaro magcaaga soo bandhigay jaceylkeena ha arkaan soomaali si bey wax uxasidaane subxaanalah maad tidhaahdaan
Queue is empty
-- / --