VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Muqdishadii sareesaay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Najmo nashaad
Muqdishadii sareesaay

Dhalashada minkeediyo
walaalnimadu meeshay
micno badan ku leedaay
qalbiyada midaysaay
muqdashadii muqdashadii saraysaay
muqdashadii muqdashadii saraysaay
2x

halka loo muhdee la majiirto ee
loo maan kacee laga maarmineey
magacaa ha jiro ha jiro oo ha jiro
muqdishaay ha jiro ha joro oo ha jiro
2x

waxaan marag ka nahay
inaad mehersantay

waxa aan mugdi iyo
madmadow ku jirin
inaad mehersantay

bulsho wada macaan
oowa loo martiyo
ayaad mihin u tahay

muqdishooy u tahee
magacaa ha jiro ha jiroo ha jiro
haniyeey macaan

meeshaan ku barbaaraay
magaca iigu bacay
muqdisho macaan
meesha la iigu guday
meesha la iga rabo
madaxa la igu sido
xamar malabeey
kaama maarmi karo
hanttiyeey macaan
magacaa ha jiro
ha jiroo ha jiro magacaa ha jiro

ma jidho meel kaa sarayasaa
muqdisho
muqdisho meel kaa horaysa
muqdisho
ma jidho meel kuu dhigmaysaa
muqdisho
muqdisho meel ku gaadhi doonta
muqdisho
ma jidho ma jidho ma jidho
ma jidho meel ku gaadhi doontaa
ma jidho ma jidho ma jidho
muqdisho meel ku gaadhi doontaa

codkii Najmo nashaad, Sharma boy, Zakariye Kobciye