ma jiro sidaan kuujeckahay
dunida ruux loo jeclaado
adaa jawi ruuxda siiya
jacal dhaba kaaheshaaye

anoo afka juuq ka odhan
adaa jidhka iga fahmoo
judhi wuxuu rabo gartee

hadaan janooy kuheli
malaha farxad kuma jireen
malaha jawi maan heleen
jinkaa ka hinaasa hadeer
sida aan uwada jirnee

alloow abid aan wada jirnaa
intaan jiro aad jirtaa
intaad jirtana aan jiraa

Exit mobile version