VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl qiso reeba - Lyrics

nolosha inaan maalmo qurux badan ku qaato ayaan rabaa agtaadoo qudha macaan qalbigu inuu ii dagoo qaboobaan doonayaa inaad farxad ii qortood qof kale noqda baan rabaa inaan quful kuugu xidho qasnada wadnahan rabaa furaha qabatood macaan inoo qarisaan rabaa dunida qaybaha ka hadhay dharaaraha qaaliga ah agtaadoo qudha inaan ku qaato ayaan rabaa jacayl qiso reeba oo dunida qabsadaan rabaa inaan kula qaybsadoo rabaa kula qaybsadee inaad farxad ii qortood qof kale noqda baan rabaa inaan quful kuugu xidho qasnada wadnahan rabaa furaha qabatood macaan inoo qarisaan rabaa
Queue is empty
-- / --