VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ha moodin inaan coloownay - Lyrics

cindigu naf uu soo xushoo caqligu aqbalaa tahee hadaynu yar kala cadhoonay ha moodin inaan colownay halkaan adi kuu cabiray ee aan calan kaaga sudhay anigu calan kaaga sudhay cid qaadan kartaa miyay ifkaba cago soo dhigeen maxaad u cidlayn naftani oo aad u cidlayn naftani cideed ku halayn qalbiga cod dheer waxaan ku leeyay cishana adi kaama maarmo anaa ku cugtoo ku jecel gayaankana kaa calmaday cisiyo sharafbaad agtayda ku leedaay camal saneey waxaan adi kaa codsaday cawooy basharbaan ahee hadaan ku canaantay maalin amaba ku ciilay wali hadaaan u canaantay maalin xabiibii cafisbaan ku leeyay
Queue is empty
-- / --