VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dartaabaa - Lyrics

Daqiiqad haddan ku waayo
Dunida igu soo yarata
Nalbaa kulankeen darmaa
Markad maqantahay damayaa

Daymada qudhe aann ku eego
Anaa ogg waxaann dareemo
Codkagun waa dawee
Codkagun waa i dawee
Anaa ogg halku dabiibo

Haddanay dunub ahayn
oo aan danbi lay qorayn
Dajiyay waxaan dhihii lahaa
dartaaba lay abuuray

Laanta naqay daciifay
Hadaan ku waayo
Dawaad u qortaa naftayda
Dunida laga soo helayn

Jacayl aan dadku haysan
Adaa ani igu deeqay
Halkaan aad deggantan ogee
Anaa adi ku duceeya

Queue is empty
-- / --